Saciid Deni oo kormeeray dib u dhis ku socda buundooyin ku yaalla Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kormeeray Buundooyinka degaanka  Qayaadsame ee Gobolka Karkaar, oo dayactir iyo dhisme ay dowladdu ku wado. Madaxweynaha ayaa kormeeray qeybta koowaad ee Buundada weyn ee degaanka Qayaadsame oo ay gooyeen Roobabkii ka da’ay Puntland, haddana ay dowladdu dhisayso oo shaqo ku socoto. Wuxuu Madaxweynuhu warbixin ka dhegaystay Injineerada iyo shirkadda … Continue reading Saciid Deni oo kormeeray dib u dhis ku socda buundooyin ku yaalla Puntland (Sawirro)